Thursday, June 7, 2007

Kusoo Dhawaada Bogayga Internetka


IQRA: Waa xarafkii ugu horeeyay ee Ilaahay soo dajiyay

Salamullahi Calaykum,

Mudanayaal iyo marwooyin,

Bogan loogu magac daray xaajixasan, waa bogayga khaaska ah ee internetka. Waxaad ka heli doontaan wararka, sawirada, aaraada, ciyaaraha, arimaha bulshada, suugaanta, wixii xiiso leh iyo diinteena suuban ee Islamka.

Maadaamo aanan wali dhamaystirkiisa kafara xalan, waxaan ku bilaabay IQRA. Fiirsasho wacan iyo la socosho mudan. Waad mahadsantihiin.

2 comments:

Jobove - Reus said...

very good blog congratulations
regard from Catalonia Spain
thank you

Damiirka Ummada said...

waa maalin cajiib ah